Xukuumada Kheyre oo la sheegay in Saxaafada u qeybisay mid ay u hanjabto iyo mid ay laaluushto

Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Maxamed Ibraahim Mocalimuu, oo ah Xoghayaha Guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ,waxa uuna ka hadlay xarig sharci daro ah oo Muqdisho loogu geestay Wariye Nuur Ismaaciil Sheekh. Macalimow ayaa caddeeyay in iligan wariyayaasha Soomaaliyeed ay halis weyn kujiraan, waxaana uu xusay in  Saxafiiinta Soomaaliyeed  hanjabaado joogto … Continue reading Xukuumada Kheyre oo la sheegay in Saxaafada u qeybisay mid ay u hanjabto iyo mid ay laaluushto